Qasrigii iyo Hantidii faraha badneed uu ka cararay Zayni Alcaabiiin bin cali oo la Xaraashayo(Daawo Sawirada)

Qasrigii iyo Hantidii faraha badneed uu ka cararay Zayni Alcaabiiin bin cali oo la Xaraashayo(Daawo Sawirada)

Madaxweynihii hore ee Dalka Tunuuziya Zayni Alcaabiiin bin cali ayaa la shaaciyay in Hantidiisa uu kaga tagay Dalkaasi gabi ahaan la xaraashayo ayna Dowlada Dalkaasi la wareegeyso lacagaha kasoo baxa hantida la xaraasho si dalka wax loogu qabto.

Qasrigii uu gatay Madaxweynaha ayaa hada noqotay goob madxaf oo kale ah ay dadku u daawasho tagaan hantidii iyo waxyaabihii kale uu ka tagay madaxweynaha iyadoona halkaasi ay gaaraan dadweyne kala duwan oo caalamka ka kala yimaada.

Qasriga uu ka tagay Madaxweynaha ayaa waxaa buuxa hanti badan oo Qaali ah Sida Dahab fara badan ,Gawaari qaali ah ,iyo Alaabo kala duwan ay ku kjiraan dhar kuwii ugu dambeeyay iyo Kobo.
Madaxweynaha iyo Qoyskiisa ayaa kunoolaa Nolol Badraanimo iyo kibir ah halka Dadka dalkaasi u dhashay ay qaarkood ay dhib ku aheed helida Nolol maalmeedka taa oo dhalisay in lagu kaco Meeshana laga saaro noloshii wacneed ay ku jireen Kaligii taliyihii xukunka Tunuusiya hayay iyo ragii garbihiisa joogay.
Zaynal Caabdin Bin Cali ayaa ka caray Dalka Tunuusiya sanadii hore kadib markii dalkaasi ay ka curteen kacdoonadii dal dhoor ah oo carbeed looga saaray Hogaamiyaal dhoor ah oo Carbeed uu ugu horeeyay Hogaamiyihiin Dalka Tunuusiya Zaynal Caabdiin Bin Cali.





 











_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:13 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada