Nimco Yaasiin Oo Soo Saartay Hees Cusub 2013 Oo Lamagcbaxday Shaki Daawo Video

Nimco Yaasiin Oo Soo Saartay Hees Cusub 2013 Oo Lamagcbaxday Shaki Daawo Video

Fanaanada codka macaan ee Nimco Yaasiin (Nimco Sharaf) ayaa soo saartay muuqaalka heesta 'Shaki', waxaana Nimco si qurux badan ugu raaxeysatay heestaan.

Nimco oo kamida fanaaniinta aadka loo jecelyahay ayaa markaan muuqaal aan caadi eheyn lasoo baxday.

Halkaan ka daawo muuqaalka heestaan. 
_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:31 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada