Nin Mudo 10 Sano Ah Arkin Cowradiisa, Tolow Maxaa Sababay? Nala Daawada Sawiradaan Adigaa Yaabi Doonee.

Nin Mudo 10 Sano Ah Arkin Cowradiisa, Tolow Maxaa Sababay? Nala Daawada Sawiradaan Adigaa Yaabi Doonee.

Ninka Dunida ugu Cayilan M Paul Mason,oo 51 jir ah oo Cayil dartiisa aan loo arki karin Cowradiisa, Ninkan Dunida ugu cayilan ayaa Qaliin lagu sameeyay oo laga saaray Baruur & Cadiin badan si uu nolashiisa loo bad baadiyo.

Ciidanka Dabdamiska (firefighters) ayaa Dumiyay Darbiga Gurigiisa si looga soo saaro Mr Paul, oo aan cayil dartiisa uga soo bixi karin Albaabka Gurigiisa, waxaa lagu Qaaday Baabuur Wiish leh ( fork lift truck) Kadibna waxaa la saarayambulance oo lagu geeyay Cisbitaalka.

Mr Paul waxaa lagu sameeyay Qaliin nooca NHS oo ilaa 500kg laga dhiman Misaankiisa caadiga ahaa, Qaliinka markii lagu sameeyay ka dib waxaa dhib ku noqday Maqaarkiisa saaidka ah ( excess skin) oo weli ubaahan in isagana lagu soo celiyo qabakiisii hore waxaa uu ubaahan yahay qaliin kale,

Mr Paul waxaa uu baahnaa maalin walbo in uu helo 20,000 kaalari,( 20,000calories) si uu unoolaado , Qaliinkiisa ka dib dhaqaatiirtu waxay kula taliyeen in uu Socdo maalin walbo in yar, si uu usii dhimo miisaankiisa, dhaqaatiirtu way ku guuleesteen in uu kaligiisa socdo, isagoo aan ubaahneen in lacaawino, balse waxay weli ucaal waayeen in ay maqaarkiisa dib isugu soo celiyaan.

Mr Paul isagoo aad ufaraxsan ayaa waxaa uu yiri nolashayda caadi ayay iigu soo noqotay oo waxaan rajaynaa in aan shaqadaydii dib ugu laabto maadaama aan soconkaro waan awoodaa in aan shaqaysto isagoo aad ugu rajo weyn ayuu sii raaciyay waxaan hadda shaqada ku sii bilaabayaa ( work online) Waxaa uu ahaan jiray markiisi hore Boostaale (postman) inta uusan ku soo uruurin Guriigsa, hadda Albaabkiisa uu ka bixi waayay waxaa uu ahaa Nin caadi usoo galo Gurigiisa.

isagoo sharxaayo waxaa uu yiri Buurnidaan waa dhaxal ama farac Aabahay aad ayuu ubuurnaa waxa uuna udhintay Cayil dartiisa, waxaa uu yiri intii aan Guriga aan Kujiray waxaan igu baxday lacag aad ubadan .

Mr Paul waxaa uu noqday dadka cundada ku waasho uu aan laga celin karin (food addiction ) waxaa uu ahaa mid aad cunada u cuno
Quraacda waxaa uu baahnaa in uu cuno sidaan

1-Baako Daango ah, 2- 4 xabo sausages, 3- 4 xabo ukun ah, 4- hal bac oo Rooti ah, 5- shaah ilaa 3 bakeeri Qadada waxaa uu ubaahnaa 1 Fish & chips oo la socoto 2 kebab, wax yar kadibna waxaa uu cunaa PIZZA & CHIPS & Cabitaan


Cashada waxaa uu cunaa 40 Baako oo chips ah( crisps) ,Sausage Roll


Waxaa uu yiri waan faraxsanahay cunada hadda sidii hore kuma ihi, xaalkaygu waa ok waxaan maalin walbo socdaa masaafo gaaban, waxaan rajaynayaaa in aan socdo masaafo dheer, Cayilka waxaa uu iga dhigay mid aan loojidi karin Cowradayda taas oo aan in muddo ah aan arkin. oo cayil dartiis ayaan u arki waayay, waxaa uu sii raaciyay Nin Cayilan Cowro malaha, oo yacni wax laga arkaayo malaha haduusan xitaa Dhar xiran, oo wax laga arkaayo haba yaraatee majirto , lakiin hadda hadii aan dharka iska siibo waxaa la arki karaa cowradayda waana farxad aan helay oo iga dhuntay

waa nasiib qofkii maalin walbo arko cowradiisa, waxaan dadka kula dar daramaya markii ay isku arkaan iyagoo si aad ah ucayilaayo waa in ay dhaqaatiirta ula soo xiriiraan yaysan noqonin siday oo kale oo Albaabka Guri gayga aan ka soo bixi wayay oo Darbigii gurigayga la jebiyay ayaa layga soo saaray, waa arin qatar ah hadii ay dhacdo in aad is iloowdo cunada aad ku waalato



_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:56 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada