Sadaxdaan Arin Hakala Hadlin Qofka Jaceylka Idin Ka Dhaxeeyo.

Sadaxdaan Arin Hakala Hadlin Qofka Jaceylka Idin Ka Dhaxeeyo.

Shabakada arimaha Qoyska ee ee iftineducation ayaa gabaryaheey kuula talineysa in aad ka fogaato in sedexdaan arin aad kala hadasho saaxibkaada ee xariirka jaceylka aad wada sameyneysaan .

In Aad Uga Hadasho Noloshaada gaarka ah : si waliba oo ay aheyd daruufahaadii hore sida in nin uu ku soo dalbaday ama in ay jiraan rag badan oo kaa helay kuwaasi oo goobta shaqda ama iskuulka isla joogtaan hadaba waligaa hagala hadlin ninka aad mustaqbalka aad wadaageysaan ariamhaas .
Ogaaw ragga ma jecla in looga sheekeeyo xariiradii hore ee la soo maray hadaba il gaar ah u yeelo arintaan .
Ha Qod-qodin Noloshiisa Gaarka Ah: Su`aashana waxaa laga yaabaa in gabdho badan ay ka helaan si dhab ahaan u ogaadaan nolosha saaxibkooda iyaga oo ka
eegaya xariiradii hore ee uu soo maray iyo in haatan ay jirto gabar uu ka helay amaba xariir uu la leeyahay , hadaba maxaa ku dhibay gabaryaheey oo qod-qoditaankaas kuu geystay waxaab suura gal ah in ay dhib kuu keento .
Ogaaw in aad wax ka oghaato xariiradii hore ee saaxibkaadii ama xaas uu horay u soo furay waxa ay wasaqeynheysa hawada noloshiina ee haku mashquulin.
Ha Is Dhaleceyn Naftaada: Ragga aad ayay u neceb yihiin haweenka ka ganuunaca muuqaalkooda ama qaabka dhimaha jirkooda ama timahooda iyaga oo is leh qanci ninkaada , ee waxaad ogataa in ay ka helaan haweenka naftooda ku kalsoon.

_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:05 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada