Tababar sida dabka loo damiyo oo loo furay dab-damiska Muqdisho(Sawirro)

Tababar sida dabka loo damiyo oo loo furay dab-damiska Muqdisho(Sawirro)


Saraakiisha AMISOM ayaa tababar dhanka dab-damiska waxa ay u furtay shaqaalaha dabdamiska ee gobolka Banaadir.


Tababarkan oo noocyo badan isugu jira ayaa waxaa uu ka socdaa garoonka kubadda cagta ee Stadio Muqdisho.

Sidoo kale shaqaalaha dabdamiska ayaa waxaa la siinayaa tababar dhanka jirka ah si ay ugu sahlanaato shaqada dab-daminta.

_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:07 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada