Somaliland oo ka Hadashay Aqoonsiga Maraykanka ee Somalia

Somaliland oo ka Hadashay Aqoonsiga Maraykanka ee Somalia


Somaliland ayaa sheegtay in dowladda Soomaaliya ay si khaldan u uga faaideysatay aqoonsiga Maraykanku siisay Soamaaliya iyo waliba kulankii Madaxweynayaasha Maraykanka iyo Somalia ay ku yeesheen aqalka Cad.

Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland, Maxamed Nuur Caraale Duur, ayaa VOA u sheegay in dowladda Somalia laga doonayay inay Maryakanka ka codsadaan  dib u dhiska dalka iyo waliba in Maraykanku gacan ka geysto sidii Soomaaliya la isugu keeni lahaa, balse ay fursadaasi seegtay oo aysan ka faaideysan. 

Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland, oo haatan ku sugan Seylac ayaa dhinaca kale sheegay in dhinacyadii muranku ka dhaxeeyay ee ku aadanaa golaha deeganaka Seylac ay isku soo dhaweeyeen. Wasiirka oo aan weydiinay aragtida Somaliland ee aqoonsiga Maryakank ee Soomaaliya, 


jawaabtiisa halka hoose ka dhageyso.

Comment-gaada waa Muhiim thank's
_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:20 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada