Weligaa Jinni Ma aragtay?! Daawo Video Cadeynaya

Weligaa Jinni Ma aragtay?! Daawo Video Cadeynaya


Muuqaalkan oo muddo la taxliilinayay ayaa la isku raacay in uu ahaa Jinni duurgal ah oo si toos ah Kaamirada looga dhex arkay Sida ay isku raaceen Culima badan.

Kaamirad duubaysay Gabadh Saxafiyad ah oo u shaqaynaysay ITV ayaa Muuqaalkeeda gadaale( Background-keeda) laga arkay Hoos socanaya oo Kaamirada si fiican markii loo baaray laga dhex aqoonsadey astaanta.


_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:45 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada