Aamir Khan oo Sheegay Filimaantiisa Filimkii Ugu Fiicnaa

Aamir Khan oo Sheegay Filimaantiisa Filimkii Ugu Fiicnaa


Actarka Amir Khan oo waraysi siinayay U TV ayaa u sheegay in Filimkii ugu fiicnaa ee nolashiisa xasuus galiya inakstoo filimaan badan jiraan uu yahay kan uu aadka u jeclaaday Filimkiisii Gulham ee uu soo saaray Sanadii 1998dii .


Filimkaa ayaa waxaa la soo sartay oo la jilaysay Actarada Rani Mukerji oo ka mid ah Actarada caanka ah ee Dalka hindiya waxa uu sheegay actarkaa in filimkaa uu ahaa mid si gooniya xasuus ugu reebay islamarkana uu yahay filimkiisii ugu tayada wanaagsanaa .


Actarka ayaa amaan balaaran u jeediyay Actarada Rani oo uu sheegay in kaalin wayn ka qadatay filimkaa uu fikirkeeda uu ku badnaa waxuuna sheegay in dhamaan Filimkaa qaybaha uu ka koobnaa ahaa mid dhinacya kala duwan tabanaya oo dareenkiisa wata .


Amir khan ayaa sheegay in ay jiraan Filimaan badan oo si wada jir ah u soo saareen hayeeshee uu filimkaa yahay mid si gooniya u xasuusto waxana Filimkaa lugu dhigay gooba kala duwan sida Ustarliya, Dubai, iyo Hindiya sida uu sheegay Actarka oo waraysigaa bixinayay .

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada