Actarada Madhuri Dixit oo furtay Xarun lugu barto dancing ama Qoob ka ciyaarka

Actarada Madhuri Dixit oo furtay Xarun lugu barto dancing ama Qoob ka ciyaarka


Atariishada Caanka ah Mandhuri ayaa xarun wayn oo lugu barto qoob ka ciyaarka ka furtay Magaalada New Dalkahi ee xarunta Dalka hindiya taa oo maalintii shalay xariga ka jartay sida uu maanta soo daabacay SA 24 News oo dalhi ka soo baxa .

Actarada Mandhuri waxa ay sheegtay in xaruntaa ay ku jiraan dhalin fara badan oo ku barta Qoob ka ciyaarka kuwaas oo ay sheegtay in ay yihiin kuwa iskugu jira rag iyo dumar islamarkaana ay filayso in arday tayo leh ka soo baxi doonaan.

Xaruntaa Cusub ayay actarada sheegtay in ay tagaeera uga helayso Shirkada Bolloywoodka waxa ayna tilmaamtay in dhalintaa marka ay qalin jabiyaan ka mid noqon doonaan dhalin ka tirsan Shirkada Bolloywoodka qaybna ka noqon doonaan kuwa Filimaanta soo saara .

Mandhuri ayaa ka mid ah Actarada caanka ka ah Dalka Hindiya waxana ay leedahay Filimaan badan oo ay soo saartay kuwaas oo ilaa iyo hada dad badan ku xiran yihiin hayeeshee Waxaa actarada ay ahayd mudooyinkii u danbeeyay mid gaabis ku samaysay soo saarida Filimaan taya leh

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada