Daawo Fanaanka Lafoole oo Show ku qabtay Magaalada Muqdisho

Daawo Fanaanka Lafoole oo Show ku qabtay Magaalada Muqdisho


Fananaka Codka Macaan lafoole ayaa ka tumay magaalada muqdisho habeenki ay ku beegneed malinta jaceylka aduunka .

Fanaanka ayaa u diiday habeenkaas dadkii ka soo qayb galay xafladaa in ay fadhiistaan maadaama uu fanaanka u qaaaday heeso aad u macaan oo dhamaan dadki ka soo qayb galay ay ku ciyaarayeen.



Marka aad fiirsato muuqaalka waxa dareemaysaa in muqdisho ay ku laabatay jawigii bashaalka iyo nabada madama ay fanaaniin badan oo qurbaha ka tagtay ay showyo ku qabteeen magaalada muqdisho.


Maalmo ka hor ayay aheed markii saan oo kale xaflad  muqdisho ay ku qabatay boqorada masraxa Fartuun Axmed Sahal Fartuun Birimo




_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada