Amber Rose iyo saygeeda Wiz Khalifa oo u dabaal degaya cunugoodii ugu horeeyay ee u dhasahay

Amber Rose iyo saygeeda Wiz Khalifa oo u dabaal degaya cunugoodii ugu horeeyay ee u dhasahay


Labada Fanaan ee Amber Rose iyo Fanaanka kale ee Wiz Khalifa ayaa waxaa ay ku jiraan damaashaad kidib markii oo u dhashay cunugoodii ugu horeeyay ee ay helaan Labadaa Fanaan .



Cunugaa yar ee u dhashay Labadaa Fanaan maalintii shalay ayaa loo bixiyay Basha waxana Fanaanka Wiz Khaliifa uu sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay in uu arko markii ugu horaysay dhalaankiisii ugu horeeyay ee uu dhalo .



Fanaanka ayaa sheegay in uu rajaynayo in uu noqdo nin caan ka noqda caalamka sida uu ku sheegay qoraalo fariimo ah oo internetka dhigay waxana Labada Lamaane soo gaaraya hanbalyooyin kala duwan oo kaga imaanaya Tageerayaashooda .



Rose ayaa iyaduna dhinaceeda soo dhawaysay waxa ayna sheegtay in ay aad ugu farxsan taahy in ay arakto cunugeedii ugu horeeyay ee ay ku curato iyada oo tilmaamtay in farxada ay daramayso tahay tii ugu fiicnayd nolasheeda .

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada