Fartuun Omar Iyo Abadixamiid Oo Soo Saray Muuqaalka Heesta jiljilii + Video

Fartuun Omar Iyo Abadixamiid Oo Soo Saray Muuqaalka Heesta jiljilii + Video


Labada fanaan ee kala ah Fartuun iyo Abadixamiid  ,ayaa soo saaray muuqaalka hees cusub oo aad u macaan laguna magacabo "jiljilii", wexeyna labdaan fanaan si wanaagsan u jileen macnaha heesta.


Fartuun Omar oo kamida fanaaniinta codkooda aadka loo jecelyahay lagu tilmaamo in ayba ka duwantahay fanaaniinta dumarka ah ayaa markaan waxa ay Hees La Soo Saartay fanaanka Abadixamiid .

Heestaan jiljilii waxaa ka dareemaysaa marka aad dawato qaab ku cusub fanka Soomaalida,waxaana arkaysaa Fartuun Cumar iyo Abadixamiid  oo qofba goonidiisa u ciyaarayo

Fartuun Cumar iyo Abadixamiid  ayaa heestaan si fiican ugu raxaystay waxayna u qadayn qaab talantaali ah oo dagan .




_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada