Bobby Deol oo hanbalyooyin ku soo dhacayaan Acoonkiisa

Bobby Deol oo hanbalyooyin ku soo dhacayaan Acoonkiisa

Actarka Bollywoodka Bobby Deol ayaa waxaa buux dhaafiyay acoonkiisa uu ku leeyahay Internetka Salaamo iyo hanbalyooyin kuwaa oo ugu hanbalyaynaya sanadguuradiisii oo maanta ku beegneed .


Actarkaa oo ah actarkii ugu da,da yaraa ee Bollywoodka ku soo biro inta la ogyahay sanadii 1977dii ayaa waxaa iminka u dabaal degayaa sanadguuradiisii ka soo wareegtay xiligii uu dhashay waxana xaflaada tagay actaro caan ah .

46 jirkaa ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay in sanad guuradiisii 46aad u dabal dego waxa uuna sheegay in uu rajaynayo in ay heer ka gaaro mustaqbalka soo socda dadaalkiisa ku aadan wax soo saarkiisa dhinac filimaanta.

_________________________________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada