Justin Bieber oo sawir uu soo dhigay Boga twitterka ka xanaajiyay saxibtiis Selona Gomes

Justin Bieber oo sawir uu soo dhigay Boga twitterka ka xanaajiyay saxibtiis Selona Gomes

Fanaanka 18 jirka ah ee reer Canada Justin Bieber ayaa sawir uu soo dhigay internetka boga uu ku leeyahay ee twitterkiisa waxaa uu caro lixaad leh ku abuuray saxibtiis Selona Gomes oo aad uga carootay sawirkaa .

Sawirkaa oo markii danbe laga saaray Bogga ayaa ahaa sawir uu fanaanka ku galay Miami hayeeshee waxa uu sawirkaa la galay gebdh kale waxana la soo galiyay asiga oo shuminaya waana tan keentay carada saxibtiis.

Saxibta Justin ayaa sheegtay in ay arintaa aad uga carootay una sheegtay in sida ugu dhaqsiyaha badan jawaab uga keeno sababta ka danbaysay in sawirkaa uu twitterka galiyo waxa ayna si caro ku jirta u tiri xitaa waan uga digay dhoor jeer.

Fanaanka aya muda waxaa uu ku baashaalayay Miami waxuuna halkaa la sheegay in uu ku siticaamalay qarash gaaraya 24M sida TMZ uu maanta soo daabacay .

_________________________________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:27 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada