Mike Tyson oo Mar kale kiis Kufsi ah oo loo haystay dib loo furay

Mike Tyson oo Mar kale kiis Kufsi ah oo loo haystay dib loo furay

Feerar yahanka caanka ah ee Mike Tyson ayaa mar kale waxaa ka furmay Dalka Maraykanka Kiis dacwadeed loo haystay oo ahaa googl dhaaf uu la sameeyay Gebdh uu qabay nin saxibkiis ahaa xili uu ku maqnaa shaqo .

Kiiskaan loo haysto Feerar yahankaa ayaa la sheegay in loo hayo cadaymo muujinaya sida laga soo saray Caamero laga duubay xiligii uu falkaa ku kacayay .

Hayeeshee Tyson ayaa arintaa iska diidaay oo ku tilmaamay mid lugu been abuuranayo waxa uuna sheegay in uusan habayaraatee wax lug ah ku lahayn arintaa loo haysto .

Abuukaataha Tyson ayaa sheegay in kiiskaa uu yahay mid dad gaar ah dabada ka riixayaan oo la rabo in lugu sumacad dilo Tyson oo ah feerar yahaan dunida ku leh taageeryaal badan waxa uuna sheegay in la doonayo in la sumcad dilo .


_________________________________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:24 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada