Daawo Sawirada Beerta ugu wayn dunida ee ubaxyada lagu beero.

Daawo Sawirada Beerta ugu wayn dunida ee ubaxyada lagu beero.


Todobaad ka hor ayaa Magaalada dubaay waxa laga furay beerta ugu weyn dunida oo lagu beero ubaxyada Beertaasi oo la siiyay magaca ah Dubai Merkal Guardian.

Cabirka beertaan ayaa waxaa uu gaarayaa 72 kun miter iskuweer, dhirir gaaraya 4 km, waxaana lag talaaalay in ka badan 45 malyuun oo Ubaxyo ah

Maamulayaasha beertaan ayaa sheegay in ay dadka soo booqanaya ay siiyeen hal isbuuc oo lac la`aan ah oo  dadka imaanaya aan wax qarashaad ah laga qaadaynin, balse todobaadkaasi uu soo dhamaaday waxaan uu ku ekaa maalintii shalay ee jimcaha ahaa.

Maamulayaash waxa kale oo ay shaaciyeen in hada ka dib lagu soo gali doono lacag dhan 20 dirham oo dadka waaweyn ah halka caruurtana wax qarashaad ah aan laga rabin gaar ahaan kuwa ka yar 3 da sano.

Aan dawano Sawirada laga soo qaaday beertaasi.










_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:45 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada