Dowladda oo Maamul Cusub u Dhisaysa Hiiraan

Dowladda oo Maamul Cusub u Dhisaysa Hiiraan

Dowladda Soomaaliy ayaa sheegtay inay maamul cusub oo KMG ah u sameynayso gobolka Hiiraan iyo degmada Beledweyne.

Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka, C/kariin Xuseen Guuleed ayaa VOA u sheegay in dadka gobolka Hiiraan ay isla garteen in maamul cusub la sameeyo. iyagoo muujiyay dareenka loo qabo in maamulkan imika jira la baddalo.

Wasiirku wuxuu kaloo difaacay isbeddelka ay dowladdu ku sameysay maamulka gobolka Bay.

 _________________________________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:39 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada