Farxiyo Kabayare Arooskii Dalmar yare ma joogtay misa way ka maqnayd+ DAAWO VEDIO-GA

Farxiyo Kabayare Arooskii Dalmar yare ma joogtay misa way ka maqnayd+ DAAWO VEDIO-GA

Waxaa dad badan is waydiinayaan Fanaanada caanka ah ee Soomaaliyeed Farxiyo Kabayare oo aan ka soo muuqan Arooskii Dalmar yare ee ka dhacay Dalka Maraykanka kadib markii ay halkaa ka qaadeen heeso kala duwan Fanaaniin ay ka mid tahay Hodan Cabdi raxmaan oo ka mid ah Fanaaniinta Waqooyiga America .


Fanaanada Farxiyo kobayare oo arooskeedii dhacay sanadkii hore uu dalmar yare ka mid ahaa Fanaaniintii ka tumay ee ka qaaday heesa kala duwan ayaa la ogayan sababta ay Farxiyo uga soo muuqan waysay masraxa iyadoo Dalmar yare lugu xasuusto heestii Arooskeeda ka qaaday ee ahayd ( Saaxibtay Rumaaday ) taa uu ku muujinayay galgacalka Walaaltinimo u hayo .

Fanaaniinta Hodan Cabdi raxmaan iyo Fanaanada kale Rahma Rose ayaa ka mid ahaa Fanaaniinta ka soo muuqday Masraxa waxa ayna si wada jir looga dareemayay dareenkooda ku aadan Farxada Arooska Dalmar yare iyo Xaaskiisa Samiira oo arooskooda si wayn looga tumay .

Lama oga ilaa iyo Hada sababta Farxiyo Masraxa Arooskaa uga soo muuqan waysay waxana taageerayaal badan oo taageera u ah Farxiyo is waydiinayaan Sababtii Farxiyo kaalinteeda Arooskii dalmar uga soo dhalaali waysay madama si hagar la,aan ah arooskeedii uga tumay.

Hayeshee lama oga in ay jiri doonaan heeso kale oo ay gadaal ka soo saari doonto oo Muuqaal laakiin ilaa iyo hada lama hayo heeso Muuqaal ah oo ay arooska ka qaaday hayeeshee arinta dadku is waydiinayaan ayaa ah Farxiyo ma joogtay misa waa maqnayd .

mar ay shabakada iftineducation ay la xariirtay farxiya kabayare ayay u sheegtay in ay saxaafada u soo bandhigi doonto sababta ay ugu maqneed arooska Dalmar yare.

Halkaan Hoose Ka Daawo Wacdarihii Ugu Xiisaha Badnaa ee Arooska Dalmar yare

_________________________________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:21 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada