“Facebook ayaan ku waaye Mustaqbalkeygii iyo Farxadeydii” ( Qiso Murugo Leh)

“Facebook ayaan ku waaye Mustaqbalkeygii iyo Farxadeydii” ( Qiso Murugo Leh)


Tan iyo xiligii ay Soo baxday aalda Facebook waxaa si aad ah usoo badanaye dadka Soomaaliyeed ee sida aad ka ah u isticmaala iyagoo isku dhaafsado arimo badan oo ay ka mid haasawida (Shukaansi) iyo baashaal kale oo ay ku mada daalan dadka qaar ayaa facebook waxa ay kaga faa iideyn in ay ka helaan lamaan ay nolsha laqeebsadan hasa ahaatee taa badalkeeda waxaa jira dad gurigooda uu ku dumay isticmaalka Facebook’ Waa Tan gabr Soomaaliyeed oo iyadu ka shekeyneysa waxa ugu muhiisan oo ay Facebook ku weysay.

“Magaceygu Waa Sahra waxan ahay Gab’r Soomaliyeed oo Mustaqbalkeedi uu Latay Shabakada aan imika Aduunka Ugu Nebcahay ee Facebook inta aan Nicin kahor waxan Qof aad u isticmaasha Aalada Facebooka waxan kulahaa sxbo farabadan oo aan iska baranay.

Waxan ahaa xaas  7sano ayaa lay qabey aniga iyo wiilka iqaba  aad ayan iskuu jeclayn weliba laba caruura ayaan u dhalay Alxamdulilaah balse kala tagayagii waxaa Sabab u noqday face booga mase doonaayo inaan sii faahfaahiyo sababta balse muhiimada kowaad ee aad ku kala tagnay waxaa sabab u ahaa isticmaalka Face booga oo uu ninkaygu ka aaminsan yahay Fekred qaldan.

Aniga Hada garoob ayan ahay Mana jecli inaan isticmaalo Face booga kadib markii uu mustaqbalkayga Galaaftay aniga aad ayaan u jeclaa ninkayga Balse Calafka ayaa intaas ku simaya jaceylkeyga  ayey dhahday Sahra”.

Hadaba Faaiidada iyo qasaarda face booga keebaa badan  bal Akhriste fekerkaaga ka dhiibo sida aad u aragto isticmaalka face booga ma khasaaro baa mise waa faaiido halkan ku soo gudbi fekerkaaga waan soo dhaweynaynaa hadii aad haysid sheeko kugu sabsana  facebook halkan noogu soo gudbi Ama Ciwaanka Hoos ku Qoran.

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:54 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada