Fadlan ka ilaali dumarka arimahan marne uma dulqadan karan wiil yahow

Fadlan ka ilaali dumarka arimahan marne uma dulqadan karan wiil yahow


Arimaha dumarka ay ka xanaqaan oo ay fara badan yahin waa in la ogadaa sida mar kaas qofka oo is kaaga ilaalsho inta aysan soo food saarin in lanoco ama lagu xanaaqo wax yaaba ka xanaajiya waxaa kamid ah quurada aadka u dheer xiliga hurdada lagu jiro midka kalana waxay tahay hadalka oo inta badan lagu celiya marka ay hadlayaan dumarka fursad ayaa lasiyaa ee hadalka lakuma celsho Hadii kalana waxay kuu arkayaan in aad yar yarey saneysa hadal keeda aadan rabin oo kalana ayey u qadanayaan dumarka waa in marka sida sidaas aysan u dhacin aad dhageysataan xiliga ay hadlayaan hadii hadalkaas ay kuu shegtay hadii oo noqda mid wanagsan oo ku qanciya oo wax tar leh waa in aad mar kaas jawab ka baxisay.

Hadii ay dhacdo xitaa hadalkaas oo ay ku shegeyso gabadha waa in aad sugtaa oo aad sisaa fursad marka ay dhameysana aad sitaxadar ah aad ugu qan cisaa oo aad ugu shegtaa hadalkaas in uusan aheyn mid macqul ah ee mid kale ama sida mar kaas aad is lee dahay waxa ay kuu sheegtay oo wax u dhigma aad u shegtaa aad ku qancisaa.

Mida kale oo jirta ayaa waxay tahay dumarka inta badan aad iyo aad ayey u naceb yahin qeelada oo mar walba lagu qeeli naaya qof walba oo bini aadan ah oo uu naceb yahay qeelida lakin dumarka aad ayey u dhib sadaan oo ay u naceb yahin waa hubal intaas hadii aad iska fiirisaan dumarka aad ka heleyso wanag badan wax ladhahona mar kaas majiraayo nacid iyo xumaan oo dhan Sooqoraha mahad aan lasoo koobi kareyn allaha kasiyee waa xasan wadani waxaan ku soo kobayaa qoralka in taas Dhamaad


_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada