Falaaqeynta Kulanka Arsenal Iyo Blackburn Ee Qeybta Ka Ah FA Cup-ka

Falaaqeynta Kulanka Arsenal Iyo Blackburn Ee Qeybta Ka Ah FA Cup-ka


Arsenal oo todobaadkan ay Ciyaar adag kala dhaxayso kooxda Germany ee Bayer Munich ayaa maqribka caawa waxaa ay la ciyaari doontaa kooxda Blackburn Tartanka FA Cup.
Kabtanka kooxda Arsenal Thomas Vermaelen oo indhawaalaba maqnaa ayaa dib ugu soo laaban doona garoomada maanta kadib dhaawac canqawga uu ka qabay.
Kubad Sameeyaha yar ee Arsenal ahna dhaxal sugaha hogaamiyaha Mustaqbalka Jack Wilshere ayaa waalaac laga muujinayaa halka Laurent Koscielny baaritaan uu mari doono.
Ogow

Arsenal iyo Blackburn marka ay ciyaarayaan waxaa ay caan ku yihiin in Shabaqa labada dhinacba aan la cafin waxaana labadii kulan ee xili ciyaareedkii hore ay iska dhaliyeen 15 gool.
Markii ugu dambaysay Arsenal ay ku ciyaartay garoonkeeda ayaa Goolal ku waashay kooxda Blackburn oo 7-1 ayay ugu badiyeen iyadoo Van Persi uu Sadax Gool dhaliyay.

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada