Shahrukh Khan iyo Kajol oo noqday Labada Actar ee Filimaanta jacaylka jilidooda ku fiican

Shahrukh Khan iyo Kajol oo noqday Labada Actar ee Filimaanta jacaylka jilidooda ku fiican


Xiddiga  Filimaanta Bolloywoodka Dalka Hindiya Shahrukh Khan iyo Kajol ayaa la soo ogaaday in ay yihiin Labada actar ee ugu fiicaan dhanka jilida Filimaanta Jacaylka hindiga kidib markii dib loo eegay dhoor filim oo ay soo saareen.

Actarada ayaa waxaa ay soo jileen Filimaan kala duwan sida Dilwale Dulhania Le Jayenge, Kuch Kuch Hota Hai’ iyo ‘Khabhi Khushi Khabhi waxaana dhamaan filimaanta soo jiiteen dareenka dad badan oo wax soo sara kuwaa oo qiimayntii sameeyeen ku sheegay in labadaa actar yihiin kuwa ugu jilida fiicaan dhanka jacaylka .

Filimaantaa oo lugu kala dhigay gooba kala duwan ayaa waxaa badankood yihiin kuwa ilaa iyo hada loogu iibsashada badan yahay waana filimaantii dhaqaalihii ugu badnaa ka soo galay Labadaa Actar sida qoraal la helay lugu ogaady .

Labada Actar waxaa soo raaca dhanka jilida jacaylka Actarada wayen ee Amitabh bachchan iyo Rekha, Dharmendra iyo Hema Malini waxana Filimaanta ay soo jilaan qudhooda uu yahay mid aan ka yaraysan filimaanta labada actar soo jilaan .



_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:40 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada