Selena Gomez oo samaysatay Saxib cusub daaqadana ka tuurtay justin Bieber

Selena Gomez oo samaysatay Saxib cusub daaqadana ka tuurtay justin Bieber


Selena Gomez oo ahayd saxibtii hore ee Justin Bieber ayaa daaqada ka tuurtay saxibkeedii hore ee justin kidib markii ay kala harayn khilaaf soo kala dhaxgalay owgiis mudooyinkii u danbeeyay .

Salena ayaa Bieber khuusisay xili ay soo xaadirtay Baar lugu caweeyo oo ku yaalo LA halkaa oo xiligaa ku sugnaa Fanaanka Bieber iyo saxibadii hayeeshee waxaa si lama filaan ah goobtaa u timid salena gomez oo ahayd saxibtii hore ee justin.

Selena ayaa soo gashay goobta iyada oo gacanta haystaa saxibkeeda cusub ee Alfredo Flores kaa oo justin ku riday rajo beel kidib markii uu si lama filaan ah u arkay waxana latilmamay in Justin uu aad uga carooday Ninkaan cusub.

Bieber ayaa mudooyinkii u danbeeyay xariira salena kala dhaxeya ahaa mid aan wanaagsanayn hayeeshee waxaa xaalku xumaaday markii uu xalay arkay saxibkeeda cusub waxana la sheegay in justin uu goobtaa isla markiiba ka baxay asigoo aan sida la sheegay salaamin xili ay salan is tiri salena .

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:43 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada