Ururka Al-Ictisaam Sheekh C/qaadir waxaa dilkiisa ka Danbeeyey Ururka Al-Shabaab

Ururka Al-Ictisaam Sheekh C/qaadir waxaa dilkiisa ka Danbeeyey Ururka Al-Shabaab


Jamaacada Al-ictisaam bilkitaab Wassunnah oo uu ka mid ahaa Sheekh C/qaadir Nuur Faarax ayaa Bayaan ka soo saartay dilka Shalay loogu geystay magaalada Garoowe gaar ahaan Masjidka Al-Bedar xili Sheekh C/qaadir uu ku jiray Salaadii casar rakcadii u danbeysay .

Waxaa wili socda kulamo aan kala kac lahayn oo ay leeyihiin makaatibka kala duwan ee Jamaacada Al-ictisaam bilkitaab Wassunnah taas oo ay jawaab uga bixin doonaan dilka Sheekh C/qaadir Nuur faarax

Nuqul ka mid ah Bayaanka ay ka soo saareen Jamaacada Al-ictisaam bilkitaab Wassunnah dilka Sheekh C/qaadir Nuur Faarax ayaa soo gaaray WMN  hoos ka akhriso.


_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:54 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada