Fanaanada Xaawo Kiin Oo Soo Sartay Muuqaalka Heesta Jidbo

Fanaanada Xaawo Kiin Oo Soo Sartay Muuqaalka Heesta Jidbo


Fannanada Xaawo oo ah Fananad Fanka Ku cusub ayaa soo sartay muuqaalka heestedi Jidbo

Heestan ayaa leh muuqaal wanagsan , Arayo Macaan iyo labis qurux badan oo ay ku soo labisatay Fananada Xaawo Kiin, Fanka Wadanka Ingiriiska ayaa wayahan danbe sara u kacay kadib markii ay fananiintas ay soo bandhigeen Heeso cusub iyo Muuqaalo la yaab ah leh.

Horay waxaa muuqaalada Wanaagsan soo bandhigi jiray Fanka North America oo ahaa fanka xaga muuqalada Qurxoon mid ku horeeyay lakiin baryahaan danbe Fanka Uk ayaa asna yiri kama liito 

Fanaanada Xaawo Kiin ayaa inta badan soo saari jirin muuqaalo marka laga rabo Muuqaalo  Tv-yada magaalada London ay u sameeyen.


Halkaan Ka Daawo Heesta Jidbo Iyo Fananda Xaawo Kiin 


_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:50 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada