Hodan Cabdi raxmaan Iyo Rahma Rose Oo Shiday Arooska Dalmar Yare Daawo Live

Hodan Cabdi raxmaan Iyo Rahma Rose Oo Shiday Arooska Dalmar Yare Daawo Live

Maalmo kadib shabakada iftineducation.com waxay heshay hees muuqaal ah oo loogu talagalay Arooska Dalmar Yare iyo Samiira oo dhawaan ka dhacay dalka Maraykanka.

Heestaan waxaa si wada jir ah arooska Dalmar yare uga qaaday labada fanaan ee kala ah Hodan Cabdi raxmaan Iyo Rahma Rose,iyaga oo u mujiyay Dalmar Yare Kalsooni wada shaqan oo xaga fanka ah madaama arooskiisa si hagar la,aan ah uga tumayn.
 
Arooska Dalmar yare waxaa si hagar la,aan ah oo ay dadka filayn uga tuntay fananada Hodan Cabdi rixmaan oo lagu tilmaamo in ay tahay fanaanad aan xaduud lahayn oo inta badan saxiib la ah dhamaan fanaaniinta North America oo malmahan danbe ka dhax jiray is riix riix ka dhaxaya fanaaniinta hore iyo fanaaniinta cusub.

Fananada Hodan Cabdi raxmaan iyo fanaanka Dalmar waa saxiibo ku soo wada baxay Kooxda Wayaha Cusub walow dadka qaar ay dhahaan Hodan Iyo Dalmar yare sidii loo malaynayay iskuma ahan madaama ay inta badan isla qaadin wax heeso ah marka laga reebo labo hees ay kawada qaadayn barnaamijkii Somali Sunrise.

Sido Kale Dadka qaar marka ay dawadayn muuqaalka arooska Dalmar yare waxay shegayn in Dalmar yare loogu hagar bixin sidii loogu hagar baxay fanaanada Farxiyo Kabayare oo si wayn looga tumay arooskeda oo ay ka soo qayb galayn fanaaniin badan oo reer North America ah .

Halkaan Ka DaawoArooska Dalmar Yare Oo Hadan iyo Rahma Rose Ay Ka Tumayaan


_________________________________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:57 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada