Priyanka Chopra Oo Noqotay Haweeneyda Ugu Qurxoon Qaarada Esia Tartan Dhacay

Priyanka Chopra Oo Noqotay Haweeneyda Ugu Qurxoon Qaarada Esia Tartan Dhacay

Actarda da,da yar ee loogu jacayl yahay dalka hindiya Priyanka Chopra ayaa loo aqoonsaday hawaynayda ugu qorxoon Qaarada  asiya kidib markii cod buuxa lugu siiyay barnaamij asbuucaan la qabtay sida uu soo daabacay wargayska magazine.
Actarda ayaa ku guulaystay markii ugu horaysay iyadoo ay hore u haysatay rikoorkaas Actarada kale ee Kareena Kapoor balsa sanadkaan ayaa waxaa ka soo dhaxqaaday Actrada aadka loola dhacsan yahay ee Chopra.
Katrina Kaif ayaa ku guulaystay sedax jeer oo xig xigta laakiin tartankaan asbuucaan dhacay ayay ka soo muuqatay kaalinta sedaxaad halka labaad ay soo gashay actarada kale ee Kareena Kapoor waxna Chopra ka guulaystay kareena kapoor iyo Katrina .

Tartanka ayaa ahaa mid lugu tartan siinayay xaga staylka waxana Actarada la soo baxday sanadkaa mid aan hore looga baran kidib markii ay ka soo dhax qaaday labada actar ee kale waxana dadka codka dhiibtay ugu shubeen Chopra .
_________________________________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:41 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada