Hrithik Roshan oo sheegay Krrish 3 in uu yahay filimkii ugu fiicnaa ee uu jilo

Hrithik Roshan oo sheegay Krrish 3 in uu yahay filimkii ugu fiicnaa ee uu jilo


Actarka wayen reer Hindiya Hrithik Roshan oo waraysi gooniya siinayay TV Star ayaa ka dhawaajiyay xili wax lag waydiiyay Filimaanta uu soo saro filimka uu ugu jacayl yahay.

Hayeeshee waxa uu sheegay in uu ugu jacayl yahay Filimka Krrish 3 oo uu tilmamay in uu yahay filimkii ugu fududaa intii uu sameeyay waxa uuna sheegay in filimkaa xiligii uu dhigayay waqti badan galiyay .

Hrithik Roshan oo iminka soo wada Filimaan cusub ayaa tilmaamay in dhawaan uu soo saari doono filim cusub oo qorshahii lugu fulin lahaa durba la dhamaystiray waxana filimkaa la soo jili doonta Katarina Kaif.

Waxa uuna sheegay in Filimkaa uu soo saari doonbo dhawaan asigoo tilmaamay in filimkaa la soo jili doonaan Actara cusub oo bolloywoodka aan wali ka soo muuqan sida uu tilmaamay.

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:46 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada