Hurdada Ka Kac Hadaad Calamadahaan Isku Arakta Xiisihii Jaceylka Waad is Daayseen.

Hurdada Ka Kac Hadaad Calamadahaan Isku Arakta Xiisihii Jaceylka Waad is Daayseen.


In badan ayaad is weydiisaa sooma in gacaliyahaaga/gacalisadaada in weli sidii uu ku jecelahay ama in ay wax iska badaleen ha is wareerin WMN waxa ay ku leedahay hadaad calamaadahaan ku aragto dan uu ka leeyahay ma jirto adiga xagaada uun ayay wax ka jiraan .
Kama jawaabo wicitaanadaada dhanka taleefanka mana ka jawaabo fariimo qoraaleedyaadada hadii ay dhacadana in wicitaanada uu ka jawaabo waxa uu ku deg degaa in hadalka soo afjaro iyadoo balan kulan ama arinta ad ka rabtay aadan ka helin.
Waxa uu ka sheegeeyaa dabeecadaha gabhjo kale , mana dareemeysid in gabdhahaas uu kaa qiimo yeelayo sidii uu horay u ahaa oo gabar waliba uga qiimo badneyd.
Kaalama hadlo wax ku aadan sidii wada sheekeysiga u soo af jari laheydeen oo guurka iyo arimahiisa kamaba maqleysid .
Waxaad arkeysaa isaga oo asxaabtada la baxaya adiga oo ogeyn marka uu yimaadana kaamaba qarinayo oo waa ku sheegayaa in asxaabtaada  la baxay .
Wax ku aadan mustaqbalkiisa kaalama hadlayo sidii hore uu ahaa oo waxaa laga yaabaa in baananda ka ogaatid dhaq dhaqaaqyadiisa.
Hadii ay dhacdo in aad kulantaan maba dareensana mudada aad kala maqneedeen oo xiiso kuumaba qabo , duqda hadaad arimahaan aragto wiishka ayaa kugu yeeray xariifkaasi iska ilaali hee .


_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada