Maal qabaneen siiyey 20 kun oo Dollar Haweeney uusan Garaneen.

Maal qabaneen siiyey 20 kun oo Dollar Haweeney uusan Garaneen.


Maal qabveen Caanka ah Dalka maraykanka ayaa siiyey $20,000 Lacagta Maraykanka ah Haweeneysan uusan garaneen.

Maal qabeenkaan oo lagu magacaabo Tanye ayaa Lacag dhan 20 Kun oo Lacagta Mareykanka ah siiyey Haweeney uusan garaneen kadib markii ay usaxday wado uu usocday , waqti ay kuwada kulmeem Goob garaawida lagu Parking gareeysto.

Haweeneydani oo iyaduna lagu magacaabo Janver oo mudo la xanuunsaneysay Cudur kilyaha ku dhaca ayaa kaftan waxa ay wada dhex mareen iyada iyo Maal qabeenka.

Ugu danbeyn waxa ay usheegtay dhibka heysta iyo sida ay U daneeneyso ineey u baqoosho Dhaqaatiir ka baxsan kuwa markaasi jooga Dalka ay wada joogaan ee Maraykanka.

Nasiib wanaagsan waxa uu siiyey 50 Dollar isagoona ubalan qaaday inuu Checque usoo diri doono oo lacag ahaan ku qoran tahay 20,000 oo Dollar  si ay iskaga daweeyso Cudurkani ay la tacaalayso.

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada