Kismaayo oo Isgaarsiintii ay Dib u soo Noqotay

Kismaayo oo Isgaarsiintii ay Dib u soo Noqotay


Xaaladda Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa lagu soo warramayaa inay caadi ku soo noqonayso kadib dagaal magaaladaasi ka dhacay Sabtidii.

Khadkii isgaarsiinta ee magaalada oo hawada ka maqnaa dhowrkii cisho ee la soo dhaafay ayaa maanta si rasmi ah dib u soo noqday.

Ciidamada Kenya ee qeybta ka ah kuwa AMISOM ee magaalada Kismaayo ayaa maanta gudaha magaalada gaar ahaa suuqa iyo cisbitaal geeyay saxafiyiin Soomaali ah.

Maxamed Kaafi Sheekh Abuukar aya  ka mid ah saxafiyiin maanta magaalada Kismaayo ay ku soo wareejiyeen ciidamada Kenya, waxa uuna WMN u sheegay in xaaladda magaaladu ay haatan dagan tahay walow ay jiraan cabsi ay dadku ka qabaan in dagaal uu mar kale qarxo, maadaama ciidamadii dagaalmay ay weli magaalada ku wada sugan yihiin,

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:53 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada