Maxaa ka jira in Fanaanada Beyonce marka ay hees qaadayso is bedal ku samyso dareenka dadka

Maxaa ka jira in Fanaanada Beyonce marka ay hees qaadayso is bedal ku samyso dareenka dadka


Fanaanada weyn ee Beyonce ayaa la sheegay in ay tahay fanaanad bedasha dareenka dadka ka soo qaybgala Bandhigyadeeda kuwaa oo la sheegay qudhooda in dareenkooda uu noqdo mid meel sare taga oo soo jiita ficilada Fanaanada .

Bandhigii u danbeeyay ee Fanaanada qabato oo ka dhacay Magaalada NY kana soo qaybgaleen Boqolaal dad ah ayaa la sheegay in dad badan dhulka ku dhaceen kidib markii aay ciyaareen qoob ka ciyaar xad dhaaf ahaa.

Fanaanada aaya la sheegay in ay heesaheeda qayb ka yihiin qoob ka ciyaar ay samayso waxa ayna marka ay heesta qadayso samaysaa soo jiidasho dad badan madax u ruxaaan .


_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:41 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada