Nin isku Dilay Jaceyl Dartiis:daawo sawirada asigoo isdaldalaya:

Nin isku Dilay Jaceyl Dartiis:daawo sawirada asigoo isdaldalaya:

Devon oo ah Lamaane isku qaarijiyey Arimo la xariira Jaceylkiisa ayaa u dhashay Dalka ingiriiska kaasoo ay ka naxeen falkii uu isku dilay dadyoowga deegaanka.

Ninkani oo la sheegay inuu yara cabsanaa waqtiga uu falkani sameeynayay ayaa ka danbeeyey saaxiibadiisa oo kasoo daahday waqtiga ballanta waana kuwa isku careysanaa kahor Ballantooda.

Ma’ahan Devon kii ugu horeeyey oo isku dila arimo la xariira jaceylka waana dhacdooyin inta badan dunida daafaheeda ka dhex dhaca Maalin waliba.
Hoos ka daawo Sawirada.



_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:03 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada