Suuqyada Magaalada Muqdisho oo Lagu dhax iibinayo Baasaboorka Soomaaliga ah+VEDIO

Suuqyada Magaalada Muqdisho oo Lagu dhax iibinayo Baasaboorka Soomaaliga ah+VEDIO

Dowladihii soo maray Dalkeena Hooyo waxa ay iska ahaayeen kuwa aanan muhiimad gaar ah siinin Sumcada Sharafta Soomaaliyeed maadaama aysan Dunida sumcad ku laheen Shacab ahaan iyo Dowlad ahaanba.

Muuqaalkani aan jeclahay inaan soo bandhigo waa mid marna Digniin ah marna loo baahanyahay inaad ogaatid maadaama aysan Sharafi ku jirin in Saxaafada Caalamku warbixino ka diyaarshaan Somali Passport.

Muuqaalkaan ayaa ka turjumaya Qiima darada Passport-ka Soomaaliya kaasoo mudo 30 Daqiiqo ah loogu sameeynayo qof ajaanibi ah waana mid ruuxii maqlaa Soomaalinimadu dhibi doonto.

Sidoo kale waxaa kusii dheer in Dowlada horumaray Astaamahooda sida Passportka oo kale si sahal ah loogu farsamayno Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho waana mid Ummada Soomaaliyeed magac saar unoqon kareysa horayna ugu noqotay.

Adigaa Yaabi doonee Ka Daawo Qaybta Hoose:

 

 

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada