Thierry Henry ” Waxaan La Qarxi Rabaa Jaceylka Aan U qabo Arsenal”.

Thierry Henry ” Waxaan La Qarxi Rabaa Jaceylka Aan U qabo Arsenal”.

Thierry Henry ayaa Cod dheer waxaa uu ku sheegay inuu doonayo sidii Mar sadaxaad uu dib ugu soo laaban lahaa kooxda soo gacan qabatay ee Arsenal laakiin Wenger ayuu ka sheegtay.

Weeraryahankii hore ee France ayaa albaabada u furay Arseanal Si mar sadaxaad uu ugu biiro balse waxaa uu qarin waayay uuna ka murugooday In Wenger ay cambaareyn ka haysato isaga taas oo ah inuu diidan yahay in kooxda lagu soo celiyo marar badana warbaahinta ka sheegay inuu heysto weeraryahano ku filan oo aan baahi loo qabin Thierry Henry .

Xidiga New York Red Bulls ayaa ahaa gooldhaliyaha Taariiqda ugu goolasha badan Arsenal,waxaana uu u saftay 250 kulan intii u dhaxaysay sanadkii 1999 kii iyo 2007.

35 Jirkan ayaa Isagoo Ilmeynaya waxaa uu sheegay inuu jecelyahay Arsenal,Taageerana u yahay,qalbigiisana halkaas uu ku qaboobayo,Si walba oo ay ahaato ayuu yiri Arsenal dib ayaan ugu laabanayaa haday ahaan lahayd Wiji ciyaaryahan ama macalinimo Hubaashii waan jeclahay Arsenal “sidaas Henry ayaa sheegay.
_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:39 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada