Xafiiska mid ka mid ah Madaxweeynayaasha dalalka Yurub oo Beerka la iska garaacay (Bal Daawo Yaabkaan+Warbixin) !!

Xafiiska mid ka mid ah Madaxweeynayaasha dalalka Yurub oo Beerka la iska garaacay (Bal Daawo Yaabkaan+Warbixin) !!


Afafka hore ee laga galo Xafiiska Madaxweeynaha dalka Georgia Mr.Michail Saakaschwili ayaa waxaa si xun iskugu garaacay Masuuliyiin isaga taageereeysay iyo Siyaasiin kale oo Mucaarad ku ahaa Madaxweeynaha kuwaas oo Xafiiskiisa buuq la soo raadsaday.

Dalka Geogia oo ka mid ahaan jiray wadamadii ka go´ay Midawgii Soofiyeeti ee dalka Ruushka ayaa mar kasta waxaa ka dhaco is qabqabsi u dhaxeeya Siyaasiinta dalkaas kaas oo mararka qaar ku dhamaada gacan ka hadal sababa in Dhiig la iska keeno. 

Inta badan Yurubta bari sida dalalka Ukraine, Bulgaria ,Romania iyo dal weeynaha Ruushka ayaa waxaa Telefishinada Caalamka laga soo daayaa Siyaasiinta dalalkaan oo feer isla dhacaya balse dagaalka nuucaan ah ee gacan ka hadalka ah lagama yaqaan wadamada kale ee reer Yurub sida Scandinavian-ka iwm . 




_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:32 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada