Actarka Salaman Khan oo xaaladiis Caafimaad caadi ku soo labatay

Actarka Salaman Khan oo xaaladiis Caafimaad caadi ku soo labatay

Actarka Caanka ah ee ka soo jeeda Dalka hindiya Salaman khan oo mudooyinkaa ku jiray cisbitaal ku yaala Dalka Maraykanka ayaa xaladiis caafimaad caadi ku soo labatay kidib markii dhaqaatiirtiisu sheegeen in uu fiican yahay .

Actarka ayaa laga qabtay Wadanaha xili uu ku sugnaa Dalka hindiya sbuucya ka hor waxa uuna galay xalaad adag kidib markii wadnaha looga soo baday islamarkaana uu ku dhegay naqaska sida dad xog ogaal ah xaqiijiyeen .
 
Salaman khan oo dhawaan qorshaha uu aha in uu soo saaro filim cusub oo jacayl ah ayaa xanuunkaa owgiis waxaa la shaaciyay in xiliga uu filimkaa dhamaan lahaa jilidiis uu dib u dhacay islamarkaana dib loo bilaabi doono bisha jun ee soo socota .

Salman khan ayaa lugu wadaa in asbuucaan gudahiisa u soo duulo Dalka hindiya si halkaa uga qabgalo maalinta dhaqanka hindiya oo dhawaan la xusayo waxana uu ka mid yahay actarada xafladaa lugu casuumay .

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada