Ajay iyo King Khan oo filimadoodu mar kale isku dhacayaan.

Ajay iyo King Khan oo filimadoodu mar kale isku dhacayaan.

Sida muuqata Shah Rukh Khan iyo Ajay Devgan ayaa mar kale filimadoodu isku dhici doonaan, iyadoo la xusuusto tii sanadki hore kala qabsatay labadooda filim ee kala ah 'Jab tak hai jaan & Son of sardar.

Labada filim ee laga yaabo in sanadkaan ay isku dhacaan ayaa lagu kala magacaabaa " Chennai Express" oo Shah Rukhan uu wado iyo ' Satyagraha,oo Ajay ah, waxaana la filaa in Ajay iyo Shahruu ay sanadkaan si fiican ugu diyaar garooben isku dhacaas. 

Shah Rukh Khan waxaa sanadkaan wata soo saarihii Ajay Devgan la shaqey jiray ee Rohit Shetty, halka Ajay filinkiisa ay ku jiraan xiddigo caan ah sida Amitabh Bachchan iyo Kareena Kapoor. la arki doonee wixi kala qabsada. 
_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada