Akshay Kumar iyo Tamanna oo soo wada Filim cusub

Akshay Kumar iyo Tamanna oo soo wada Filim cusub

Labada Actar ee Akshay Kumar iyo Tamanna ayaa qorshaynaya Filim cusub oo ay dhawaan si wada jir ah u soo saran sida laga soo xigtay Soo saraha Filimka Akshay Kumar.


Filimkaa ayuu sheegay Actarkaa in uu ku bixi doono Dhaqaalo aad u fara badan hayeeshee waxa uu sheegay in dhaqaalaha ku bixi doono uu yahay mid sida uu tilmaamay aad u badan .


Actarada Filimkaa soo jilaayo oo ahaa kuwa aan markii ugu horaysay aan ahayn in si wada jir ah Filim u soo saran ayaa waxaa bar bar socday xariir labadaa Actar ka dhaxeeyay laakiin Xariirkoodii ayaa dhamaaday sanadkii hore .

Actarada Tamanna ayaa hataan xariir la leh Actarka Sajid Khan waxa ayna Actaradaa ay tahay mid xariirka u jartay Actarka Akshay Kumar oo hore jacayl muda soo jitamayay ka dhaxeeyay balsa markii danbe kala go,ayn
_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada