Shakira oo doonaysa in Mar kale Shaashadaha ka soo muuqato

Shakira oo doonaysa in Mar kale Shaashadaha ka soo muuqato

Fanaanada caanka ah ee Shakira ayaa ka shanqarisay in ay damacsan tahay in mar kale ka soo muuqato Shaashadaha Caalamka kidib markii ay dhawaan umushay .


Shakira ayaa dhawaan wiil ugu dhashay Magaalaada Barcelona Dalka Spain wiilkaa oo ahaa kii ugu horeeyay ee ku curatay waxa ayna u bixisay Milano waxayna u dhashay Ciyaaryahanka Pique ee Kooxda Barcelona u ciyaara .


Fanaanada caanka ah oo u waramaysay TV ABC ayaa sheegtay in ay qorshaynayso mar kale in Shaashadaha ka soo muuqato waxa ayan tilmaamtay in ay soo saari doonto hees ay wiilkeeda yar u samaysay .


Xiddiga Difaaca Kooxda Barcelona pique ayaa Fanaanada guursaday Sanadkii aan ka soo gudbnay Bartamahiisa waxa ayna u dhshay wiil inkastoo nin hore u soo furay balsa aysan waxba u dhalin waxa uuna xariirkooda soo socday ilaa 2010kii xili oo dalka koofur africa isku barteen.

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada