Amitabh Bachchan oo laga yaabo in laga dhigo Safiirka Hindiya u fadhiya Dalka Bakistaan

Amitabh Bachchan oo laga yaabo in laga dhigo Safiirka Hindiya u fadhiya Dalka Bakistaan

Actarka 70 jirka ah ee ka soo jeeda Dalka Hindiya Amitabh Amitabh Bachchan ayaa lugu wadaa in laga dhigo Safiirka Dalka Hindiya u jooga Dalka Bakistaan kaa oo badali doona kan hada jira .

Warar uu manta soo daabacay wargays Isbuucla ah oo dalkaa ka soo baxa ayaa lugu sheegay in qorshaayl arimahaa la xariira ay wado Xukuumada wallow aysan wali soo baxin xaqiida dhabta ee jirta .

Amitabh Bachchan oo ah Actar waaya arag ah waxuuna soo saaray Filimaan badan ahna qoraa sheekooyinka kala duwan hayeeshe waxa uu tilabada haday suuragal noqoto ku tilmaamay mid muhiim u ah .


Ma cada arintaa laakiin wararkaa ayaa wargayska waxa uu ka soo xigtay dad xoog ogaal ah waxana la sheegayaa in uu actarka wado qorshayaal badan oo doonayo in uu fuliyo.

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada