Arimaha Ugu Daran Ee Saameya Sameynta Jaceylka Sariirta ! Intaan Ka Fogoow Haddii Kale…

Arimaha Ugu Daran Ee Saameya Sameynta Jaceylka Sariirta ! Intaan Ka Fogoow Haddii Kale…


Sameynta jaceylka sariirta ayaa labada lamaane ku beera kalgaceyl iyo naxariis WMN ayaa hadaba ku siineysa dhowr sabab oo keena caajiska dhanka sariirta ee il gaar ah u yeelo  .
Shaqada Dhibka Badan : hadii shaqada ninka uu qabto ay tahay mid daal badan oo ay galeyso juhdi ah dhamaan tamartiisa iyo caqligiisa taas waxa ay keeneysaa caajis dhank ciyaarat ah .
In Maskaxda Isku Buuqsan Tahay : hadii aad buuqsan tahay oo wel wel ama murago ku hayso kulanka ayay saameyn ku yeelaneysa oo si wacan uma dhaceyso ciyaarta .
Xishood : hadii ninka uu dareemayo xoogaa xishood ah dhanka ciyaarta dhab ahaantii haweeneydana iyana waa ku dhaceysa oo xishoodkiisa mid ka daran ayaa ku dhacaya taas oo diideysa in ciyaarta too u s gasho .
In haweeneyda aysan daryeelin muuqaalkeeda: hadi haweeneyda ninka ku qaabileyso dharkii maanta dhan jikada kula jirtay taas sameyn ayay ku reebysaa ninka oo kuuma faruuryo qaniinsanayo si hawada uu kuula galo .
Cabsi Laga Qabo In Ciyaarta Lagu Fashilmo : niyad jabka qofka uu ka qaadayo in uu ku fashilmayo shaqada taas saameyn ayay ku yeelaneysa oo is weydiin ayu galayaa oo ah  in uu qanciyay iyo in ay qancisay.
In Weerarka La qaado iyadoo hor dhac loo sameyn : in galmada toos loo galo iyadoo baashaal iyo erayo macaan ka horeyn iyana saameyn ayay ku reebeysaa.
In waqtiyaad galmada oo kala fof fog  tahay : hadii asbuucyo ka dib ama bil ka dib dhaceyso iyana in laga caajiso ayay keeneysaa.

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada