Shahrukh Khan & Salman Khan oo Dagaalkooda sii xoogaysanayo

Shahrukh Khan & Salman Khan oo Dagaalkooda sii xoogaysanayo


Labada Actar ee Shahrukh Khan & Salman Khan ayaa dagaalkooda sii xoogaysanayaa kidib markii Colaadii labadooda dhaxtiilay saamaysay Bolloywoodka oo noqotay tan ugu hadal haynta badan .


Dagaalka Labada actar oo ahaa mid mudooyinkii u danbeeyay sii xoogaysanayay ayaa sameeyay shirkada Filimaanta Bolloywoodka Hindiya waxana ay noqotay mid aad uga hadlaan Actarada kale ee Bolloywoodka .


Actarka Salaman Khan ayaa dhawaan sheegay in Shaharukhaan uu yahay nin khiyaayno badan islamarkana uu yahay nin aan aminaad ku fiicanayn waxuuna dagaal afkaa uga qaaday Warbaahinta asiga oo si gooniya u eedaynaya .


Labada Actar ayaa dagaalkooda salka ku hayaa sida la soo sheegayo Filim si wada jir ah u soo saareen kaa oo la tilmaamay in la isku qabtay Dhaqaalahii ka soo baxay sida uu soo daabacay Wargayska Dalhi News .

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada