Chris Brown iyo Meek Mill oo ka soo muqday Show xalay lugu qabtay Cameo Nightclub

Chris Brown iyo Meek Mill oo ka soo muqday Show xalay lugu qabtay Cameo Nightclub


Labada Fanaan ee caanka ah Chirs Brwon iyo Fanaanka kale ee Meek Mill ayaa labaduba ka soo muuqday Culab can ah oo habeenki xalay lugu qabtay Bandhig wayn oo Fanaaniin caaan ah joogeen . 


Chirs Brwon oo ah Fanaan taageerayaal badan ku leh Dalka Maraykanka ayaa xalay waxa uu culub kaa ka dhigay wacdaro waxana goobta showga ka socday hareeyay buuq iyo sawaxan ka yimid Kumanaan taageerayaal ah oo halkaa ku sugnaa.


Labada Fanaan ee Caanka ah ayaa muda dheer kidib ku kulmay xarun nuucaan oo kale ah waxana la arkayay iyaga oo si kal iyo lab ah isku salamaya inkastoo goobta aay ahayd mid cariir ah oo dad badan ku sugnaayeen .


Chirs ayaa mudooyinkaan aan lugu arkin club Cameo tan iyo bishii jun ee aan ka soo gudbnay xiligaa oo uu bandhig nuucaan oo kale ah qabtay waxa uuna Fanaanka habeenkii xalay ahaa mid kumanaan taageerayaal ah ku soo xoomeen .

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada