Christina Aguilera oo Fanaanka justin Bieber ku tilmaamtay nin dabeecad Xun

Christina Aguilera oo Fanaanka justin Bieber ku tilmaamtay nin dabeecad Xun

Christina Aguilera oo waraysi siinayay Wargayska The Sun ayaa ku tilmaamay Fanaanka Justin Bieber nin aan dabeecaad wanaagsanayn oo xanaaq badan islamraakan mar kasta sida uu sheegay dagaal joogta ah ku jira .


Justin oo mudooyinkaa ku sugnaa Magaalada London ayaa lugu soo waramayaa inta uu joogay halkaa in uu galay dhoor kiis oo dagaal ah kaa oo dad badaan siyaaba kal duwan ku macneeyeen sababta ku kalifaysa.

Christina Aguilera ayaa sido kale sheegtay in uu iyada qudheeda uu la dagaalay subaxnimadii Khamiita xili ay ku sugnaayeen afka hore Hotelka uu ka degan yahay Fanaanka Magaalada London.


Fanaanka justin Bieber ayaa magaalada London inta uu joogay waxa uu Qabtay Bandhig wayn oo Boqolaal dad ah ka soo qaybgaleen waxa uuna inta uu joogay halkaa uu sameeyay tilaabooyin dhoor ah oo taageerayaal badan ka caroodeen.

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada