Aishwarya Rai oo sir hada ka hor laga duubay bollywoodka laga helay

Aishwarya Rai oo sir hada ka hor laga duubay bollywoodka laga helay

Jariirada ka soo baxda Magaalada new Dalhi ee xarunta Dalka hindiya ayaa bogeeda hore ku soo daabacday warar la xariira sir laga helay Aishwarya Rai taa oo mar hore laga duubay .

Actarad Aishwarya Rai ayaa codkaan laga hayo waxa uu yahay mid ay ku weerarayso Actarka kale Salaman khan waxana sirtaa helay mid ka mid ah Shaqalaha Shirkada filimaanta soo sarta .
Inkastoo aan si toos loo xaqiijin codkaa waxa uu ka turjumayo hadana waxaa suuragal ah in labadaa Actar ay isku dhici karaan sida dad badaan ka dhawaajiyeen.


Ma jirto wax war ah oo ka soo baxay Aishwarya Rai waxana jira qorshayaal badan oo la doonayo in la hirgaliyo kuwaa oo qayb ka ah Filim dhawaan ay soo wado Actaradaa 
_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada