Ranbir Kapoor,Farhan Akhtar iyo Vidya Balan oo xabsiga ku booqday Sanjay Dutt.

Ranbir Kapoor,Farhan Akhtar iyo Vidya Balan oo xabsiga ku booqday Sanjay Dutt.

Xiddigaha Bollywoodka ee xiriirka la leh Sanjay Dutt ee Ranbir Kapoor, Vidya Balan iyo Farhan Akhtar ayaa xabsiga ku booqday jilaaga Sanjay Baba oo maxkamda sare ku riday  xukun shan sano oo xabsi ah.

Xukunka lagu riday Sanjay Baba ayaa sababtiisu tahay hubki sharci darada ahaa ee laga helay gurigiisa 1993-ki, iyo qaraxyadii Mumbai, xiddgaha booqday Sanjay ayaa laga dareemayay murugo iyo iney ka xunyihiin xabsiga Sanjay. 

Sanjay ayaa xabsiga ku qaada doona sedax sano iyo bar, isagoo horay xabsi ugu qaatay mudo 18-bilood ah, waxaana hada jilaagu u baahantahay taageero dhinac weliba leh.


 _____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada