Ciidamada Amniga ee Kismaayo oo Qabtay Miinooyin (Sawirro + Dhageyso)

Ciidamada Amniga ee Kismaayo oo Qabtay Miinooyin (Sawirro + Dhageyso)

Cidamada Maamulka Ku Meel Gaarka ah ee Magaalada Kismaayo ayaa maanta gacanta ku dhigay miinooyin kala duwan.
Taliyaha hay”ada nabad sugida gobolada Jubooyinka Ismaacil Dhuxulow ayaa saxafada u soo bandhigay qalabkan ka laqabtay waxa uuna saxafada u sheegay in ay kasoo qabteen xaafada Calanlay khaasatan qeybta loogu yeero Soomaali Star oo ay ciidamada amaanka howlgalo kasameeyeen.
Waxyaabaha la qabtay oo goobta lagu soo bandhigay ayey kala ahaayeen miino nooca dhulka lagu aaso ah iyo qaar kamid ah rasaasta qoryaha jugta culus oo las aaray dabaq kuyaala dabaq ku yaala xafada calanley halkaas Ismaacil Dhuxulow uu ku sheegay in ay hoos mari lahayen gawaridi galbinaysay Gudoomiyaha MKMG ee magaalada Kismaayo Axmad Madoobe.
_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:15 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada