Daawo: Fanaanka Koshin Yare oo Xaaskiisa Hees Daadis ah u soo qaaday

Daawo: Fanaanka Koshin Yare oo Xaaskiisa Hees Daadis ah u soo qaaday

Dhawaan waraaysi ay dhiibtay fananad lagu magacabo Farxiyo Rasta ayay ku sheegtay in mudo gaarayso 14 sano ay jaceshay fanaan caan ah walina ay u dhashay caruur aysan sheegin inta tiradooda ay yihiin.

Fananadaan oo wajigeeda ka muuqatay xanuunka iyo dhibka jaceylka ayaa sheegtay in ay sugayso ila iyo inta cimrigeeda ka dhiman jaceylkeeda,walow isaga uu xariirka u jaray xaaskiisa iyo caruurtisa.

Farxiyo Rasta yaa u qaaday fanaankan heeso calaacal ah oo badan inta waraysiga ay dhiibaysay lakiin taas badalkeeda fanaanka waxuu fananada u soo qaday hees daadis ah uu ka xaday hees fananada ay isaga ugu calacalaysay waxuuna ka badalay erayada isaga oo si toos ah u qatay laxanka fananada.


Fanaankaan oo markii hore la qariyay magaciisa ayaa isaga banaanka isoo dhigay kadib markii uu hees jawaab ah u soo qaday fananada xaaskiisa ah ee uu uga soo tagay Africa kadibna uu xariga u jaray.

Fanankaan ayaa lagu Magacaaba Koshin Yare waana fanaan caan ah walibana garaaca Musiga, waxuuna hadda ku nool yahay dalka Canada.


Halkaan Hoose Ka Daawo 2bada Hees





_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada