Salman Khan iyo Shahrukhan oo tartan dhanka Dhaqaalaha ah ka dhaxeeyo

Salman Khan iyo Shahrukhan oo tartan dhanka Dhaqaalaha ah ka dhaxeeyo


Xili uu ku sugan yahay Cusbitaal ku yaala Dalka Maraykanka Actarka Caanka ah Salman Khan ayaa waxaa soo ifbaxaya warar sheegaya in Actarka Salman Khan iyo Shahrukhaan oo u dhaxeeyo tartan dhanka dhaqaalaha ah.

Actarka Salman Khan ayaa dhawaan ku dhawaaqay in uu heshiis la gali doono TV Satar muda sedax sano ah kaa uu kula heshiin doono in uu TVga Baahiyo Filimaanta Actarkaa kaliya si filimaantiisa suuq u yeeshaan.


Hayeeshee Actarka Shahrukhan ayaa lugu soo waramayaa asaga oo taa ka duulaya in uu wado qorshayaal uu ku doonayo in uu hawada soo galiyo Tv asaga u gaar ah si asna uga sii baahiyo Filimaantiisa .


Tartanka dhanka dhaqaalaha ku salaysan ee Labadaa actar u dhaxeeya ayaa lugu soo waramayaa in uu noqon karo mid qayb ka qaadan kara in uu sara u qaado dhaqaalahooda maadama Labada actar ay yihiin Labada Actar ee ugu dhaqalaha roon Dalka hindiya .

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada